Wararka

Cudur lagu kala qaado Taabashada oo laga helay Soomaaliya iyo Kenya

Asbuucyadii u dambeeyay waxaa si weyn looga hadal hayay Kenya cudur la kala qaadayo oo la fahmi waayay waxa uu yahay. Dadka qa...

Xukuumada Soomaaliya oo qalinka kuduugtay heshiis hadal heyn dhaliyay

Golaha Wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis lagu tilmaamay inuu yahay mid taariikhi ah oo...

Qalalaase kuyimid hawada Soomaaliya

Hay'adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas'uuliyiinta ...

Shariif Sh: Axmed oo si kulul uga hadlay arin uu qaadan waayay.

Madaxweynihi hore ee Dowlada kumeelgaarka Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa dhaliil ujeediyay hanaanka shaqo ee Tv-ga qa...

War farxad geliyay Muhaajiriinta oo kasoo yeeray Maxkamada sare ee Talyaaniga

Maxkamadda Sare ee Talyaaniga ayaa dembi ku tilmaantay in Tahriibayaasha loo wareejiyo Ilaalada Xeebaha Liibiya, iyadoo sheegtay i...

Sweden oo sharciyo kasoo saareyso Xirashada Xijaabka

Dowlada Isweden oo doneyso iney dibu qiimeyn kusameeso heshiisyo la xiriiro xirashada Xijaabka ee dumarka Islaamka. Xisbiyada siy...

Xaalada Qilaafka dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo faraha kabaxay

Dowlada Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Ethiopia in ay isku dayday in ay carqaladeyso wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo u...

Wararki ugu dambeeyay Qilaafka Dowlada Soomaaliya Iyo Itoobiya

Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Ethiopia in ay isku dayday in ay carqaladeyso wafdi ka socda dowladda ...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles