Sports

Kulankii Lawada Sugaayey Ee Ka Dhacaayey Camp Nou Oo Kusoo Idlaaday 0-0

0 Visits: 337 | Thursday April 20, 2017 - 01:17:08
Kulankii Lawada Sugaayey Ee Ka Dhacaayey Camp Nou Oo Kusoo Idlaaday 0-0 Iyadoo Lugtii Hore Juventus Kusoo Itaal Roonaatay 3-0 Garoonkeeda Aggregate-kan Uu Noqday 0-3 Oo Juve Ugu Gudubtay Wareega Afar Dhamaadka Oo Ay Isugu Soo Hareen Kooxaha Kala Ah Atletico De Madrid , Real Madrid Juventus Iyo As Monaco…

Read More »

Kooxda Real Madrid Waxa Ay Caawa Xasuuq Ba'an U Geysatay Kooxda Bayern Munich Oo Lugti Hore Ay 1-2 Kusoo Suldaartay.

0 Visits: 306 | Wednesday April 19, 2017 - 01:17:08
Ciyaar Adag Ayey Aheyd Ilaa Iyo 90 Oo Kusoo Dhamaatay Aggregate Siman Oo 1-2 Sida Lugti Hore Cml Ah Waxaana Red Card Laga Siiyey Bayern Vidal Red Card-kaas Oo Ahaa Mid Lagu Dag Dagay Iyadoo Casemira Uu Qaladaad Badan Galay Lana Cafiyey Dhoorjeer Halka Vidal Aan Loo Digin Asigoo Jaale Hore Qabo Sida…

Read More »

Kooxda Hogaamisa Horyaalka Ingiriiska Chelsea oo dhulka lagu jiiday

0 Visits: 347 | Sunday April 16, 2017 - 22:49:09
Hogaamiyaasha horyaalka Ingiriiska Oo Caawa Dhulka Lagu Jiiday Iyo Mourinho Macalinka Lagu Magacaabo Oo Si Layaqaano Uga Aargutay Chelsea.

Read More »

Kooxda Acmilan oo dalqada u istaagtay guusha kooxda Inter

0 Visits: 324 | Sunday April 16, 2017 - 22:49:09
Derpy Milan Oo Kusoo Idlaaday 2-2 Ciyaaryahaan Zabata Oo Inter Milan U Diiday Guul Muhiim Ah Oo Ay Dhigooda AC Milan Ka Gaaraan Wuxuuna Ka Bareejeeyey 97 Daqiiqo Ciyaar Sii Caga Cageyneysa .

Read More »

Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich

0 Visits: 282 | Wednesday April 12, 2017 - 09:27:31
Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich Oo Aheyd Kooxda Badanaa Laga Baqanaayey Sanadkaan Iyadoo 10-2 Aggregate Ah Kusoo Reebay Kooxda Gunners .

Read More »

Ciyaaryahaan Dybala Oo Lagu Naaneyso Messi-ga Cusub Ayaa Caawa Ka Dukaameystay Shabaqa Barcelona

0 Visits: 208 | Tuesday April 11, 2017 - 09:27:31
Kooxda Juventus Ayaa Caawa Dhulka Kujiiday Kooxda Barcelona Oo Waayadaan Kujirto Qaabciyaareed Liita Waxaana Ay Ku Xaaqeen 3-0 Ayagoo Ilaashaday In Gurigooda Away Goal Looga Dhaliyo.

Read More »

Finaalka Koobka Cayaarha Maamul Goboleedyada Oo Galabta La Cayaari Doono

0 Visits: 792 | Tuesday July 26, 2016 - 13:56:40
Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Galabta waxaa lagu soo gabeyn doonaa Ciyaarihii Dowlada Goboleedyada dalka ka jira oo maalmihii dambe halkaas ka socda.

Read More »

Shabeelaha Dhexe, Hiiraan Iyo Puntland Oo Kulan Adeg Ku Leh Garoonka Banaadir

0 Visits: 712 | Saturday July 23, 2016 - 10:39:06
Ciyaar aad u xiiso badan oo u dhaxeysa Kooxaha ku kala ciyaara Magacyada Puntland iyo Hiiraan,shabeellaha Dhexe ayaa galabta ka dhacaysa Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka banaadir.

Read More »

Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Maamulka Goboleedyada Dalka Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 1294 | Friday July 15, 2016 - 23:51:12
Galabta Garoonka kubada ee Banaadir Stadium waxaa si toos ah uga furmay Tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada dalka, waxaana Tartanka sanadkan maalgelinaya maamulka gobolaka Banaadir.

Read More »

Falanqeynta Ku Lanka Adeg Ee Caawa Real Madrid Vs Atletico Madrid

0 Visits: 774 | Saturday May 28, 2016 - 15:25:41
In kastoo Ronaldo taam yahay islamarkaana cabsi laga qabay dhawaciisa, waxaa maqnaan doona daafaca dhaxe ee Raphael Varane kasoo xitaa seegi doono dhacdada Euro 2016 ka dib dhaawac muruqa ah oo soo gaaray.

Read More »

Ra'isul Wasaaraha oo kafarxiyay dhalinti Qaranka Soomaaliya (sawiro)

0 Visits: 1215 | Friday February 19, 2016 - 00:34:22
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay dalka Qadar. Waxana uu Ra'iisul Wasaaruhu boggaadiyey sida ay uga soo…

Read More »

Wasiir katirsan xukuumada Soomaaliya oo ciidan ku weeraray Garoonka kubada cagta ee Banaadir

0 Visits: 2541 | Wednesday January 20, 2016 - 01:26:15
Waxaa beryahaan Muran ka taaganyahay garoonka Banaadir Stadium kadib markii uu shalay Ciidan Geeyey Garoonka isaga oo amray in aan lageli karayn isaga oo ka hor istaagay taageerayaashii faraha badnaa ee u soo daawasho tagay Kulankii Dekedda iyo Saxafi.

Read More »

Qeylo dhaan kasoo yeertay Shirka Jowhar kadib marki Beesha Abgaal ee qaadatay 15 Xubnoo. (Aqri Qeybtina la sameeyay)

0 Visits: 1419 | Wednesday January 20, 2016 - 01:07:31
Qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ka biyo diiday qaabka ay u qeybisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oday dhaqameedyada soo xulaya ergada ka qeybgalaysa shirka maamul u sameynta Labada Gobol.

Read More »

Dekedda Oo Guul Ku Daah Furta Horyaalka Xili Difaacdayaasha Heegan Ay Guuldarooyin La Dhibtoonayaan

0 Visits: 835 | Tuesday December 29, 2015 - 04:48:39
Xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Soomaaliya ayaa furmay maanta waxaana kulankii ugu horeeyay nasiib u yeeshay iney wada yeeshaan kooxaha Dekedda iyo Heegan.

Read More »

Kadib Markii La Ciyaaray Inta Badan Kulamadii 18aad Ee Horyaalka Epl Waa Sidee Kala Sareynta Horyaalka Ingiriiska Halkee Ayeeyse Ku Jirtaa Kooxdaa?

0 Visits: 906 | Saturday December 26, 2015 - 19:47:39
Kadib Markii La Ciyaaray Inta Badan Kulamadii 18aad Ee Horyaalka Epl Waa Sidee Kala Sareynta Horyaalka Ingiriiska Halkee Ayeeyse Ku Jirtaa Kooxdaa?

Read More »

CAYAARAHA: Kooxda Horseed oo Afka ciidda u dartay Maanta Heegan oo ay kula tartantay Koob -

0 Visits: 776 | Saturday December 26, 2015 - 02:56:24
Kooxda Kubadda Cagta ee Horseed oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee Somalia ayaa maanta ka adkaatay kooxda Heegan oo iyaduna horyaalka dalka ka mid ah, waxayna uga adkaaday gool-ku-laadyo ama rigoorayaal.

Read More »

CIYAARIHII EUROSOM EE LAGU QABTAY GOTHENBURG SWEDEN OO LA SOO GABAGABEEYAY (Sawiro)

0 Visits: 1005 | Monday December 21, 2015 - 23:03:29
Ciyaarihii sanadlaha ahaa ee EUROSOM ayaa galabnimadii sabtidda lagu soo gaba gabeey xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta ay soo wada diyariyeen ururada SSK iyo neutrala IF oo ka dhisan caasimada labaad ee wadanka sweden magalada gothenburg

Read More »

Laurent Blanc Oo Aaminsan In Chelsea Ay Horumar Samayn Doonto Kadib Shaqo Ka Caydhintii Tababare Jose Mourinho

0 Visits: 9846 | Saturday December 19, 2015 - 03:21:55
Tababaraha kooxda PSG ee Laurent Blanc ayaa sheegay in kooxda Chelsea ay horumar samayn doonto kadib markii shaqada tababaranimo laga caydhiyay tababare Jose Mourinho. PSG ayaa wareega 16 ka kooxood ee Champions Leaque-ga la ciyaari doonta kooxda xili ciyaareedkan ku dhibtoonaysa Premier Leaque-ga ee…

Read More »

Kooxda Horseed oo la carawday Koobki Jeneral Daa'uud (Sawiro)

0 Visits: 901 | Friday December 18, 2015 - 01:20:42
Cayaartii galabta ee kama dambeysta tartanka Jeneral Daauud waxaa qaaday koobka oo ku guuleystay kooxda Horseed markii ay 2 – 1 kaga adkaatay kooxda Heegan. Waxay ahayd markii ugu horreysay ee si toos ah cayaar kubadda cagta looga daawado telefishinka Soomaaliya.

Read More »

Gary Medel Oo Inter Milan Guul Dahabi Ah Ku Hogaamiyay

0 Visits: 890 | Sunday November 01, 2015 - 03:45:32
Kooxda Inter Milan ayaa guul dahabi ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda AS Roma oo marti u ahayd waxayna kooxda Roberto Mancini guushan qaaliga ah ay ku gaadhay 1:0 waxaana goolkan kalya ee ayNerazzurri guusha ku gaadhay Inter udhaliyayGary Medel

Read More »

Dibadbax looga horjeedo Magacaabista Guddiga farsamada oo Beledweyne ka dhacay -

0 Visits: 788 | Sunday November 01, 2015 - 03:45:32
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya iyo guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, ayaa barqannimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne.

Read More »

Warbixin: Kondogbia Vs Paul Pogba, Miranda Vs Morata Iyo Sadexda Meel Oo Lagu kala Adkaan Karo Kulanka Adag Ee Derby Di Italia Ee Inter Vs Juventus

0 Visits: 708 | Sunday October 18, 2015 - 13:09:06
Kondogbia vs Pogba Geoffrey Kondogbia Vs Paul Pogba. Xidigaha xulka France ayaa lbadaba muhiim u ah khadka dhexe ee kooxahooda waxayn udub dhaxaad u yihiin isku xirka kooxaha Inter Milan iyo Juventus, Pogba ayaa lix kulan ku soo bilowday xili ciyaareedkaan kulmadii ay ciyaartay kooxdiisa ayaa ku guuleystay…

Read More »