Sports

Dagaalka Qasa: Sida uu Maxamed Saalax “tusaale” ugu noqday bahda cayaaraha

Falcelinta Maxamed Salax ee ku aaddan collaada uu dhaxeysa Israa'iil iyo Qasa waa in ay hal kudhig uu noqotaa ciyaaraha hadda iyo ...

Afcon 2023: Sida ay Senegal hoggaanka ugu heyso kubbadda cagta Afrika

Morocco ayaa laga yaabaa inay taariikh dhigtay sanadkii 2022 iyadoo noqotay kooxdii ugu horreysay ee Afrikaan ah ee gaarta fiinalk...

Ciyaaryahanka caan baxay isaga oo aan marna u safan xulkiisa oo BBC-da u warramay

Koobka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa dhamaadkii bishii hore si habsami leh uga furmay magaalada caasimadda ah ee M...

Maxay u taagan yihiin calaamadaha ay isticmaalayeen taageerayaasha Galmudug iyo Hirshabeel...

Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey, Galmudugna ay ku guulaysatay ayaa ahaa kuwo xiisad iyo xam...

Muxuu yahay Kaarka Buluuga ah ee muranka dhaliyey ee kubadda cagta lagu soo kordhiyey

Kubadda cagta ayaa mar kale lagu soo dari doonaa mid ka mida qorshayaal loo arko inay qayb ka qaadan karaan sidii loo hormarin lah...

Barcelona ayaa ku biirtay tartanka loogu jiro tababare Xabi Alonso

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay gashay tartanka loogu jiro saxiixa tababaraha kooxda Bayer Leverkusen ee Xabi Alons...

Lamine Yamal oo jabiyay rikoor oo ah gool dhalinta La Liga ah kulankii Granada

Laacibka kooxda Barcelona ee Lamine Yamal ayaa jabiyay laba rikoor oo gool dhalinta horyaalka La Liga ka dib markii uu laba gool k...

Real Madrid oo isha ku haysa qaab ciyaareedka Rasmus Hojlund

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku hayso qaab ciyaareedka Rasmus Hojlund xilli ciyaareedkan iyada oo kooxdu doonays...

Akram Cafiif wiilka Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar

Ka dib markii Qatar ay saddex gool iyo hal kaga badisay xulka Urdun ciyaartii kama danbaysta ahayd ee tartanka Sabtidii, ayaa waxa...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles