Wararka

Ciidamada Badda ee reer Yurub oo gacanta kudhigay Soomaali looga shakisan yahay Burcad bad...

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday Ciidamada badda ee Yurub...

Maxey katiri Maxkamadda Racfaanka kadib marki ee soo gabagabeysay dhegaysiga dacwadda Say...

Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xukumane Sayid C...

(Warsheekh Tv) Warar Saxaafada laga qariyay ee kusaabsan heshiiska Somaliya iyo Kenya

https://youtu.be/Ma2qSzm9Ois?si=EcymkrRxKkoq7iHb

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Laabatay Go’aanka Lagu Xirayay Xafiiska UNSOM balse latimid shuru...

Tan iyo marki ee soo baxeen wararka la xiriiro in dowlada Soomaaliya dalbatay in albaabada leesugu dhufto Xafiiska qaramada Midoob...

Mbappe oo xaqiijiyay inuu ka tagayo PSG, kooxde ayuuse ku biirayaa?

Xiddiga kubadda cagta Faransiiska Kylian Mbappé ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee X Jimcihii ku sheegay inuu ka tagi...

(Xanta Suuqa) Tenhag Oo Kahadlay Ciyaartoyda Dhaawaca Ka Ah Kulanka Arsenal, Ancelotti Oo...

Macalinka Man United Erik Tenhag Oo Kawarbixinaayey Ciyaartoyda Diyaarka U Ah Kulanka Aay Isbuucaan Wajahayaan Dhigooda Ayaa Arsen...

Guurka Soomaalida iyo ajaanibtu miyuu ka batay sidii hore?

Baryahan dambe waxaynu ku arkaynay baraha bulshada doodaha ku saabsan dadka soomaalida ah ee guursaday dadka ajaaniibta ah, gaar...

QM oo ka falcelisay dalabkii dowladda Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo y...

Puntland oo noqotay Maamul goboleedka kaliya ee doonayo in lagu sii hoos jiro

Dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabi’iyo xafiiska UNSOM ku tilmaamta...

Warsheekh Tv. – Halkaan kadaawo wararki ugu dambeeyay ee Soomaalida

https://youtu.be/xITaX5jUnDg?si=4eSm9g3E6L7ux6Kf

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles