Wararka

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud

Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, ...

Madaale oo amar dul dhigay qaar kamid ah gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardarge...

Madrid Oo Markeedi 15-aad Ku Guuleysatay Koobka Dhagaweynaha Fariin Cadna Udirtay Cidkasto...

Kooxda Los Blancos Ee Real Madrid Ayaa Caawa Hanatay Koobkeedi 15-aad Ee Champions League Kadib Markii Ay 0-2 Kusuldaareen Dhigood...

Warsheekh Tv. Wararki ugu dambeeyay 01.06.2024

https://youtu.be/KF2kQXH19OA

Dawladda Federaalka iyo Puntland oo markale war is khilaafsan ka sheegay duqeyn Maraykanku...

Howlgal la qaaday maalinkii shalay ahayd ayay Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika ay ku shaaciyeen in ay ku laayeen saraakii...

Falanqeyn Xiiso Leh Oo Ku Aadan Kulanka Caawa Lawada Sugaayo Ee Dortmund Iyo Madrid

Caawa Waxaa Fooda Isdaraya Laba Koox Oo Ka Kala Socda Germany Iyo Spain Kuwaasoo Kala Ah Borussia Dortmund Iyo Real Madrid Kuwaaso...

Dagaal beeleed Khasaaro geestay iyo Taliye ciidan oo ku geeriyooday

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmada Bardaal...

Ciidamada Itoobiya ee kusugan Soomaaliya oo laga saarayo dalka (Warbixin)

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliya...

Yaa ka caawiyay Madaxweyne Ruto helida diyaarada raqiista

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Khamiistii sheegay in lacagta ku baxday diyaarad khaas ah oo uu u isticmaalay safarkii uu ku ...

Wax badan ka ogow qorshaha Ciidanka badeli lahaa Atmis?

Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen cii...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles