Wararka

Hay’ada socdaalka Norway oo lakulantay dhigeeda Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo...

Ciidamada Israel oo dhexdooda iska dilay askar

Israel ayaa Khamiista maanta ah sheegtay in shan ka mid ah askarteeda ay ku dhinteen rasaas ay fureen taankiyada ciidanka ka dagaa...

Maxaa iska beddelay adeegyada Xujeyda Soomaalida ee sanadkan

Waxaa foodda nagu soo haya waqtiga gudashada waajibaadka Xajka ee sannadkan , waxaana durba la bilaabay hawlaha loogu diyaar gar...

(Warsheekh Tv) Madaxweynaha oo dhagax dhig sameeyay. Duqeymo khasaaro dhalshay iyo Siid Ca...

https://youtu.be/5KHnETAkR1Y?si=5XbHxpEYuVkl-XaI

Dowlada Somaliya oo war kasoo saartay howlgal culus oo laga fuliyay

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay khasaaraha ka dhashay howlga...

(Xanta Suuqa) Pochettino Muxuu Kayiri Bandhiga Jacson, Kaaliyaha Klop Oo Macalin Rasmi Ah ...

Pochettino Oo Amaanay Nicolas Jackson. Macalinka Reer Argentine Iyo Kooxda Chelsea Mauricio Pochettino Ayaa Ammaan Kala Duldhah...

Maxay tahay farriinta cusub ee Xamaas ka timid ee ay ka naxeen ehelada dadka u afduuban?

Abu Cubeyda, oo ah afhayeenka guutada Al-Qassam, garabka militariga ee Xamaas, ayaa ku dhawaaqay in xiriirku dhanka isgaarsiinta...

Xogo hoose oo kusaabsan Shirka Golaha Wadashiga Qaranka ee Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxa shalay soo gaaray inta badan madaxda maamul goboleedyada, halkaas oo la filayo in uu ka bilowdo shirka mad...

Dagaalka Gaza oo saameyn ku yeeshay ololaha doorashada Mareykanka

 Iyadoo dhawaan uu Maraykanku go'aansaday in uu hakiyo qaar ka mid ah shixnadaha hubka ee uu u diro Israel, ayaa dagaalka Gaza wax...

Faah Faahinta Gabar Ardayad ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta gudaha magaalada Muqdisho askar ka tirsan ciidamada dowladda ay ugu geysteen gabar ...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles