Wararka

Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray “AK-47” ee muddada dheer ka tirsanaa al-S...

Xalay waxa hawlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dawladdu ay ku dileen Malaaq Cabdillaahi Maxamed Yare (Malaaq Qori) oo aha...

Tahriibayaal Soomaali u badan oo laga soo badbaadiyay koox ku heysatay Libya

Ilaa 200 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga sii daayay magaalo ku taalla koofur-bari Libya oo lagu heys...

Galmudug dhiig cusub bay rabtaa

Galmudug dhiig cusub bay rabtaa Galmudug beelihii hore saddexda hoggaan ee sare soo qabtay, waa in wax laga beddelaa, ...

Propaganda-du mar waa been iyo naxli. Marna waa run la dhoodhoobay. W/Q, Dhaaley

"Propaganda" ama dacaayad waxaa lagu sheegaa; caadifadda oo ka sare-marta caqliga— "supremacy of emotions over reason". Qof kast...

Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay duqeymo Shacab

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaali...

Warsheekh Tv. Iftiinki waxbarashada Waqooyiga Muqdisho oo ifka ka wareegay (warbixin)

https://www.youtube.com/watch?v=Kgz8Jl6FDEw&t=156s

Itoobiya oo si yaab leh ugahadashay aqoonsashada Somaliland

Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, sida ay sheegayaa...

Wallaac cusub oo soo wajahan Soomaalida Sweden

 Booliiska dalka Sweden ayaa la siiyey awood ay ku joojiyaan kuna baaraan da’yarta ama dhalinta xirta funaanadaha koofiyada leh ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray...

Warsheekh Tv. Waa kuma sarkaakiisha caanka ah ee Alshabaab lagadilay.

https://youtu.be/iMFGTYC0ZvM?si=QtiAK_0E4zfyb63d

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles