Wararka

Propaganda-du mar waa been iyo naxli. Marna waa run la dhoodhoobay. W/Q, Dhaaley

"Propaganda" ama dacaayad waxaa lagu sheegaa; caadifadda oo ka sare-marta caqliga— "supremacy of emotions over reason". Qof kast...

Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay duqeymo Shacab

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaali...

Warsheekh Tv. Iftiinki waxbarashada Waqooyiga Muqdisho oo ifka ka wareegay (warbixin)

https://www.youtube.com/watch?v=Kgz8Jl6FDEw&t=156s

Itoobiya oo si yaab leh ugahadashay aqoonsashada Somaliland

Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, sida ay sheegayaa...

Wallaac cusub oo soo wajahan Soomaalida Sweden

 Booliiska dalka Sweden ayaa la siiyey awood ay ku joojiyaan kuna baaraan da’yarta ama dhalinta xirta funaanadaha koofiyada leh ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray...

Warsheekh Tv. Waa kuma sarkaakiisha caanka ah ee Alshabaab lagadilay.

https://youtu.be/iMFGTYC0ZvM?si=QtiAK_0E4zfyb63d

Dhinacyo hor leh oo kasoo muuqday kiiski Maxkamada Racfaanka ee Sayid Cali iyo Luul

Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysa...

Wax badan ka ogow Sadiq Khan, ninka Muslimka ah ee taariikhada weyn ka dhigay London?

  Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee abid ku guulaysta markii saddexaad ee xafiiska ...

Warsheekh Tv. Xiisad kadhalatay qabuure dibada loo soo saaray Muqdisho

https://youtu.be/b5MBt3ImBfQ?si=CV86H44wFaEUT7iA

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles