Wararka

Madax reer Puntland oo kasoo horjeesatay siyaasada Deni & Xukuumada Puntland oo kalso...

Puntland oo markale qaaday talaabo kadhan ah dowlada federaalka Soomaaliya iyadoo Puntland sheegtay in kalsoonidi kala laabatay mu...

Xariga Wariyaha caanka ah Xuseen Cabdulle oo dhaliyay carro xoogan.

Ciidanka nabad sugida Qaranka ayaa xabsiga utaxaabay Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed kadib marki wareysi kooban lagula yeeshay xaru...

Caro ka dhalatay siyaasi Kenyaan ah oo gabar Soomaali ah “ku qasbay inay laabta gali...

Muslimiinta Kenya ayaa ka falceliyay arrin baraha bulshada qabsatay kadib markii uu soo baxay muuqaalka siyaasi Kenyaan ah oo ...

Ra’isul Wasaaraha Israa’iil oo helay fariinti culus oo katimid Madaxweynaha Tu...

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu iyo madaxda k...

Kooxaha Spain Oo Caawa Leys Daba Dhigay Iyo Falanqeynta Kulamadaas Iyadoo PSG Iyo Dortmun...

Kooxda Kubadda PSG Ayaa Iska Xaadirisay Wareega 4 Dhamaadka Koobka Champions league Kadib Markii Ay Goordhaw Rogaal Celin Cajiib A...

Fanaanada Ugbaad Aragsan oo lagu Xiray Hargeysa xili baryihi danbe ee soo bandhigtay…...

Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi 'Ugbaad Aragsan', oo lagu eedeeyay in ay faafisa...

Madaxweyne Xasan oo shir ugu yeeray madax goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iskugu yeeray kulan ay yeeshaan madaxda federaalka iyo kuwa heer goboleed. M...

Warsheekh Tv. Kooxda Xidigaha oo hanatay Koobka Ramadaan Warsheekh iyo Dhacdooyin kale.

https://youtu.be/qoZJSi_YvoI?si=YepXRUWmSGs8lOQr

Waxyaabihii Layaabka Lahaay Ee Dhacay Kadib Ku Guuleysiga Bayern Leverkusen Ee Bundesliga

Kooxda Bayern Leverkusen Ayaa Shalay Taariikh Cusub Kadhigtay Horyaalka Bundesliga Kadib Markoodi  Ugu Horreysay Ee Ay Ku Guuleyst...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles