Wararka

Tonali Oo Wajahaya Caqabad Kale Oo Dheeri Ah

Bayaan Aya Soo Saareen Xiriifka FA-da Ingiriiska Ayaa Lagu Sheegay In Sandro Tonali Lagu Soo Oogay  Dacwad Ah Inuu Jibiyey  Xeerka...

Qiimaha Lagu Heli Karo Jean-Clair Todibo Iyo Qodobo Kale

Difaaca Kooxda Nice Iyo Xulka France Jean-Clair Todibo Waxaa Lagu Qiimeyn Doonaa £40m Euro Marka Xagaaga Uu Suuqa Furmo. Hore W...

Wakiilka Davies Muxuu Kadhahay Go’aanka Bayern Ee Ku Saabsan Qandaraas Kordhinta Xid...

Danbeedka Bidix Ee Kooxda Bayern Munich Iyo Xulka Canada 🇨🇦 Alphonso Davies Ayaa Ka Biya Diiday Inuu Qandaraas Cusub U Saxiixo Koo...

Faysal Cali Waraabe oo si kulul uga jawaabay hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti

Faysal Cali Waraabe oo u hanqal taagayo inuu Somaliland hoggaamiyo, ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Maxamuud Cali Yuus...

maxey yihiin go’aanada cusub ey soo saareen Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ̷...

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa toddobaadkan shir la yeeshay mas’...

Khawaarijta oo Shaacisay inay gacanta ku dhigeen Diyaarad Done ah

Maanta kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen diyaarada duuliyaha aanan laheyn, sida ay ku sheegtay qoraal ay soo saar...

Muxuu yahay Kulanka u dhaxeeyo Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed ee ka dhici doono Dalka Jabuuti...

Dowladda Jabuuti ayaa war muhiim ah ka soo saartay dhibaatada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxay ku bilaabatay heshiis ay w...

Maanta waxaa dil toogasho ah lagu fuliyay Ninkii dilay AUN Wariye C/kariin Axmed Bulxan

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa C/xakiin Axmed Cigaal ku xukuntay in uu dhaawac iyo dil u geystay Wariye C/kariin Axmed Bulxan, ...

Xog Cusub oo laga helay Darawalkii Farmaajo ee u goostay AL-Shabaab

Xildhibaan Faadumo ayaa sheegtay in shaqsigii wadi jiray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u wareega...

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab qarkana u saaran in cunada ey ka go’do...

Markab laga leeyahay dalka Bangaladesh ayaa waxaa qabsaday burcad badeed oo ka yimid Soomaaliya. Waxay u egtahay in markabka uusan...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles