Wararka

Howlgalo wadajir ah oo ay fuliyeen Ciidnka xooga, ATMIS iyo kuwa Jubbaland

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo ay wehliyaan kuwa Midowga Afrika ATMIS ayaa iska kaashaday howlo muhiim ah oo saacadih...

Ugu danbeyn BF oo qaaday tallaabadii ugu danbeysay ee wax ka badalka dastuurka

Xildhibaanada  labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ballaaran ku leh magaalada Muqdisho oo ay uga hadlayaan wax ka be...

Goormuu dhaqan galayaa Sharciga wax kabadalka Qadashada Baasaboorka Jarmalka iyo Shuruudo ...

Wasaarada arimaha gudaha ee Jarmalka ayaa ugu dambeenti ku dhawaaqday in 26.06.24 ee noqon doonto taariikhda uu dhaqan galayo shar...

Kadib Dhacdadii JUBA Madaale oo amar culus kasoo saaray

Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku baxay goobta uu shilku ka dhacay, wuxuuna dadka gaadiidka iyo bas...

Deeyow oo shaaciyay qorshihiisa kadib markii xilka laga qaaday

Maxamed Deyow oo horay u maamuli jiray degmada Boondheere ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Somali Cable waxa uu kaga hadlay fikirkiisa...

Shanta ajande uu doonayo Xasan Sheikh in uu ansixiyo Baarlamaanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa doonaya in baarlamaanka uu u meelmariyo shan ajande oo labo ka mid ah...

DF Soomaaliya oo u diyaar garoobeysa diyaar garoow cusub Dagaalka Al-shabaab ( Sawiro )

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa yimid deegaanka Afgooye ee gobolka Shabeell...

Xog : DF Soomaaliya iyo dalka Iran ayaa dib u saaxiibay mudo ay ……..

Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale heshiis saaxiibtinimo ah la gashay dalka  Iran. Labada dawladood waxay isu diyaarinayaan inay...

Lionel Messi Goormuu Ciyaaraha Ka Fariisanayaa .

GOAT-ka Kubadda Cagta Lionel Messi Ayaa Sheegay In Ka Fadhiisashadiisa Xulkiisa Argentina Iyo Da'diisa Aysan Waxba Iska Galin Wuxu...

Kroos Oo Go’aan Ka Gaaray Mustaqbalkiisa Iyo Romèo Lavia Oo Rajo Beel Taagan

Mashiinka Qadka Dhexe Ee Real Madrid Iyo Xulka Germany Toni Kroos Ayaa Sii Joogi Doono Santiago Bernabeu. Qandaraas Cusub Oo Ha...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles