Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Ma Aqbalayno in markale aan ku laabano Doorashadii Teendhada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay...

Booliska Soomaaliya oo gacanta kudhigay Askari ladoon doonayay

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gaar ahaan Saldhiga Boliiska Dayniile ayaa gacanta ku dhigay Eedaysane loo haysto inuu shalay dilay...

Masjid kuyaalo Dalka Norway oo loo diray Baakad ee kujiraan walxaha qarxa.

Masjid kuyaalo magaalada Stavanger ee dalka Norway ayaa waxa maalinimadi shalay boosto loogu diray Baakad ee kujiraan Budo kasamee...

Xamaas iyo Israa’iil oo qarka usaaran heshiis ee ka gaaraan dagaalka Gasa.

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Isniintii inuu ku rajo weyn yahay in Xamaas ay aqbasho, waxa ...

Warsheekh tv. Wararki ugu dambeeyay Soomaaliya iyo caalamka 29.04.2024

https://www.youtube.com/watch?v=-Ve7_ABhy3Y

Qaylodhaanta Musliimiinta wadankooda ku dhex dulman

Lix sano ka hor, wiil Muslim ah ayaa isagoo waji cas ka soo laabtay iskuul caan ah oo ku yaalla magaalada Agra ee waqooyiga dalk...

Booliska Dalka Sweden oo Awood dheeri ah lasiiyay (warbixin)

Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta ha...

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarriqantay meel u dhaw Garisa

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya, in ugu yaraan 43 qof oo rabay in ay doon ug...

(Falanqeyn) Arsenal Oo Kabaxsatay Mashaqadii Spurs Cadaadiskana Ku Kordhisay City

Kooxda Arsenal Ayaa Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Dhigeeda Tottenham Hotspur Kulankii 35-aad Ee Horyaalka EPL Waxaana Ay Arsenal Gaart...

Ireland oo ku dhawaaqday war aan u waanagsanayn magan galyo doonka Soomaalidu ka mid tahay...

Raysal wasaaraha Ireland Simon Harris, ayaa ka codsaday wasiirka cadaaladda dalkaas inuu golaha wasiirada hor keeno sharci dadka...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles