Wararka

Xuutiyiinta oo quusiyey markab laga leeyahay Britain oo ay weerareen

Xoogagga Xuutiyiinta ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dejinta maraakiibta Britain laga leeyahay ee maraya Badda Cas. Arrinta...

Dadka ugu buuran aduunka! Soomaalida halkee uga jirtaa?

Waxaa la shaaciyay liiska wadamada ay ku nool yihiin dadka ugu cayilan caalamka iyo kuwa ay ku nool yihiin dadka ugu caatasan am...

Mas’uuliyiin Cusub oo katirsan Hirshabeele oo maanta lagu dhawaaqay.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Dowlad...

Madaxweynayaal doonaya iney soo fara geliyaan qilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya

Waxaa labo bil jirsaday xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee sal-ku-heysa is-afgaradka la xiriira in Addis Ababa ay marin...

Xiddiga Sanadkaan Indhaha Caalamka Wada Haayaan Ee Bandhiga Waalida Ah Kujira Ee Phil Fode...

Xiddiga Sanadkaan Indhaha Caalamka Wada Haayaan Ee Bandhiga Waalida Ah Kujira Ee Phil Foden Oo Kahadlay Sanadkaan Wacdaraha Uu Dhi...

Qisadii dhaxmartay Sh: Cabdulqaadir Jeylaani iyo nin sakhraansan

Waxa la weriyay in Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani oo ardadiisa la socdaa ay kusoo bexeen nin sakhraansan oo durdur biyo wasakh ahi m...

Man United Vs Man City oo kulmayo iyo warar kale oo Isboorti

Luis Suarez Xiddigii Hore Ee Liverpool Iyo Barcelona Ee Hadda U Ciyaara Kooxda Inter Miami Ayaa Ammaan Kala Duldhacay Xiddiga ...

Sida ay Xuutiyiintu ku heleen hubka badda hoos mara iyo tirada gantaalaha ay haystaan

Maraakiibta ganacsiga iyo maraakiibta dagaalka ee ku sugan badda cas ayaa marar badan waxaa lagu weeraray gantaalaha lidka maraa...

Mudane katirsan baarlamaanka oo dalbaday in Maxkamad looga yeero Farmaajo

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabelle, Sheekh Cismaan Barre oo wareysi siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa weerar culus...

Dheel siyaasadeedka cusub: Damaca Farmaajo, Riyada Shariifka iyo Ufiirsashada qeybaha kale...

Kadib dib usoo laabashada dalka ee Madaxweynihi hore ee Farmaajo, ayaa waxa bilowday dhaq dhaqaaq siyaadeed oo cusub kaasi oo sald...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles