Wararka

Kane Oo Dhaawac Anqawga Ah Kusoo Baxay

Harry Kane Xiddiga Reer England Iyo Kooxda Bayern Munichen Ayaa Dhaawac Anqawga Ah Kasoo Gaaray Kulankii Shalay Kooxdiisa Bayern 5...

Wax ka ogow Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Ereteeriya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u ambabaxay dalka Eritrea safar aan hore loo sii shaacin. Safarka Madaxweynaha oo ku aaday Eritrea...

“NGO-yada waan u sheegnay, Maraykankana sidan u sheega, bariis baa buuxa, digir baa dalkan...

Waxa soo ifbaxday dood ka dhex dhacday shabakadaha bulshada ee Tanzania, ka dib markii dowladda Mareykanka oo kaashaneysa be...

Sidee dalkaan dariska la ah Soomaaliya uu xal cusub ugu helay dadka dhalmo la’aanta ...

Helen tesfay, (Ma ahan magaceeda dhabta ah), waxay ku jirtaa da’da afartameeyada, waxay guursatay ilaa iyo laba nin laakiin laba...

Warar dheeri ah oo laga helayo dadki kudhaaawacmay Weerarki Hotel SYL.

Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee Al-Shabaab ku qaaday hotelka SYL ee ku yaalla magaalada Muqdish...

Hadalka Macalin Ange Ee Guuldarradii Shelay Iyo Warar Kale

Ange Iyo Guuldaradii Shalay Ee Kooxda . Macalinka Kooxda Spurs Ange Postecoglou Oo Kahadlay Guuldarrada Qaraar Ee Kooxdiisa Kasoo...

RW, Xamsa oo si adag ula hogaanka booliska iyo nabadsugida kadib weerarki SYL.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ci...

Howlgal Qorshaysan oo lagu dilay Horjoogayaal sare oo katirsan khawaarijta

Ciidanka Xoogga iyo Geesiyaasha reer Xararadheere ayaa xalay hawlgal gaar ah ku khaarajiyay horjoogayaal sar-sare oo ka tirsanaa K...

Dagaal Bada kudhax maray Soomaali iyo Hindi

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay ciidamada badda Hindiya ka fuliyeen xeebaha bari ee Puntland, kaas oo lagu ...

‘Lix jeer ayaan qarax ka badbaaday, waxaa iigu xanuun badnaa kan oo wiilkeyga yar il...

Waxay u ahayd mid ka mida habeenadii ugu naxdinta badnaa in ka badan shan jeer oo hore ugu badbaaday weeraro qaraxyo ku bilowday...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles